Sowjka Wanaagsan Waa Kan Had iyo Goor Sowjadiisa Garab Taagan..
Sowjka Wanaagsan Waa Kan Had iyo Goor Darensiiya Sowjadiisa Farxad..
Wuxuu La Qataa Waqtiyo Qurux Badan Oo Xusuu Leh.
Wuxuu Ka Dhigtaa Sowjadiisa Raaliyo iyo Mid Farxad Galisa..
Ma Dareento Sowjadiisa Cidlo iyo Culeys iyo Caajis Midna...
Caruurta Si Wada Jir Ah Ayee Uga Farxiyaan Ulana Ciyaraan..
Qalbiga Sowjadiisa Wuu Ka iLaalshaa Dhaawac iyo Murugo..
Guriga Ugama Dhigo Xabsi Ee Wuxuu Uga Dhigaa Janno...
Wuxuu Ku Beraa Jaceyl iyo Kal Gaceyl Aan Waligiis Dhamaan..
Markee U Dhasho iLmo Yar Wuxuu Siyaa Mudnaanta Sowjadiisa
Wuxuuna U Kol Koliyaa Si Naxariis Badan ...
Sowjka Wanaagsan Waa Kan Sowjadiisa Qalbigeeda Ku,
Beera Jaceyl iyo Naxariis & Kalsooni Aad U Badan..
Rasuulkeenii Suubana (Nnk) Wuxuu Yiri Waxaa idiinku Kheyr Badan (Muslimiinta) Kan Ugu Wanaag Badan Reerkiisa Aniga Ayaana Reerkayga idiinku Wanaag Badan Hadaba Waxaa Laga Rabaa Labada isqabta inay Aad Ugu Dadaalaan Siday Udhisi Lahaayen Unaxoojin Lahaayeen Jaceylka iyo Kalsoonida Ka Dhexeeya..''
Nabiga Caleyhi Salatu Wasalam Wuxuu Dhahay:
Waxaa idiinku ikhyaarsan Kuwiinna Haweenkooda U Dabciga San.''

HOOS EEG INSHA ALLAH WIXII FAALO AH KU BIXI HOOS
0 comments:
Post a Comment