ILaahayoow maslaxad caam ahoo lagu mataanoobo
Oo magaca Soomaaliyeed lagu mideynaayo
Oon lays maquunine qalbigu meel u wada jeedo
Oon la isku maandhaafin oon laysku mari waayin
Maskaxdeena eebow ku beer murugtay howshiiyee
Oo inaynaan kala maarmi karin adiga noo muuji
Oo inaynaan kala maarmi karin rabbow adiga noo muuji
Aamiin…aamiin …aamiin

Abwaan abshir bacadle , Illaahoow janadaada ugu deeq


0 comments:

Post a Comment

Top Nav menu

Ads

 
Top