• Aqoontu waa raasamaalkayga
  • Caqligu waa asalka diintayda
  • Jacaylku waa asaaskayga
  • Kalgacalku waa markabkayga
  • Xuska Illaah swt waa wehelkayga
  • Kalsoonidu waa khasnadayda
  • Murugadu waa rafiiqayga
  • Cilmigu waa hubkayga
  • Sabirku waa hugayga
  • Saboolnimadu  waa faankayga
  • Suhdigu waa xirfadayda
  • Yaqiintu waa quwadayda
  • Runtu waa shafeecadayda
  • Adeecida Rabbi swt waa filaanshahayga
  • Raalinoqoshadu waa qaniimadayda
  • Jihaadku waa dhaqankayga
  • Indho doosigayguna waa salaada


WQ: Fadumo Sh Ibrahim 

2011-01-04
fadumo@khadijahome.com

0 comments:

Post a Comment

Top Nav menu

Ads

 
Top