Waa gabadh muslin ah oo ku xijaabaan labiska muslinka oo ilaa indhuhu qarsoon yihiin lana socota gabadh dariskeed ah oo Yuhudiyad ah. Maxaa isbadalay ayaad u malaynaysaa hadda?
Wakhtigaas qofku dintiisa iyo ilaahay wu ku kalsoona balse hadda waxa la gaadhay in Muslin la sheegto iyado laga xishooonayo… Waa yaab soo mahaa balse waxa la ilaaway in qofku islaamka u baahanyahay ee aan isaga baahi loo qabin.

 Hoosta fikirkaaga ku cabir


2 comments:

  1. Asalaama calaykum walaalayaal , waxaan idinka codsan lahaa inaad soo gelisaan qisooyinka ambiyada

    ReplyDelete
    Replies
    1. Insha Allah walaal waanu soo gelin doonaa ee soo ducee adiga

      Delete

Top Nav menu

Ads

 
Top