America waxaa ku yaalaa biriij la yidhaahdo golden gate , waana meelaha ay american ku ku faanaan , balse nasiib daro dadku intay fuulaan ayay iska tuuraan Waxaa jirey maraykan wiil dhalinyaro ah oo jiif la yidhaahdo........
Jiif waa ninkii ugu yaraa ee shahaadada masterka qaata
Jiif maalintuu qalin jabinaayay ayaa la damcay in la maamuso oo la muujiyo inuu yahay nin yar oo shaqo wayn qabtay , balse halkan ka dhagayso waxa ku dhacay Sh. mustafe ayaa ka waramaaya
HA ILAAWIN INAAD HOOS COMMENTS AMA FAALO KA BIXISO INSHA ALLAH
0 comments:
Post a Comment