
wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato dhagaha banee ayaa lagu leeyahay , ma aqaan waxay dhagaha ka rabaane , wadamada reer galbeedka oo waxad arkaysa xijaabkeedii ay ku galayso gabdhu basaboor ama document yadaba ,
ninkana oo ahaa madaxweynihii tunisia ee shacabkiisu rideen wuxuu yidhi gabdhaha shareecada islaamka dhigta ha is qaawiyaan markay kubada gacanta ciyaaraayaan
DHAGAYSO
0 comments:
Post a Comment